La kulan Abwaankii ku guuleystay abaal-marinta tartanka Hoyga Maansada ee 2021

Mursal ilaa yaraantiisii wuxuu jeclaa suugaanta si uu u noqdo qof argti dheer oo dadka kalena ku dhiiri galiya Mursal Daahir markuu yaraa wuu jeclaa gabayada, muusiga iyo suugaanta. Wuxuu in badan dhegaysan jiray abwaannada iyo odayaasha la ixtiraamo. Si ka duwan carruurta kale ee da’diisa ah, waxa uu caado ka dhigtay in uu la

Abwaanad gabayada u adeegsaneysa xoojinta iyo dhiiragelinta is-bedelka

Raxma Xuseen Huriye waxa ay jeclaatay gabayada iyadoo yar, marka ay heeseyso iyada keligeed ayay heesi jirtay oo way ka xishoon jirtay inay maansadeeda la wadaagto dadka kale marka laga reebo qoyskeeda. “Waxaan ka dhashay qoys abwaanno ah, waxaana ku soo koray miyiga,” ayuu tiri Raxma oo 26-jir ah oo horey ugu guuleystay tartan gabay.

Naciima Abwaan Qorane oo Gabay ka tirisay halista uu leeyahay cudurka Corona

Naciima Abwaan Qorane oo ah Gabyaa u ololeysa Nabadda ayaa ka mid noqotay Taageerayaasha sare ee Ololaha Wacygelinta Kahortaga Fayraska Corona ee hay’adda UNDP ka wado Soomaaliya. Naciima oo kaashaneysa hay’adda UNDP ayaa waxay soo saartay Gabay xiiso leh oo ay uga hadleyso saameynta uu leeyahay cudurka Corona iyo sida looga hortagi karo. “Sharaf bey