Naciima Abwaan Qorane's latest poem tackles the danger of COVID-19

Naciima Abwaan Qorane oo ah Gabyaa u ololeysa Nabadda ayaa ka mid noqotay Taageerayaasha sare ee Ololaha Wacygelinta Kahortaga Fayraska Corona ee hay’adda UNDP ka wado Soomaaliya. Naciima oo kaashaneysa hay’adda UNDP ayaa waxay soo saartay Gabay xiiso leh oo ay uga hadleyso saameynta uu leeyahay cudurka Corona iyo sida looga hortagi karo. “Sharaf bey