Abwaan da’a yar iyo riyadiisii magaalada

Cabdirizak Bashir Axmed oo ku magac dheer “Hogol Caafi” waxuu bilaabay inuu gabyo asagoo jiro 7 sano kaliya. Curintiisii ugu horeysay waxay ku bilaabatay maalin uu waalidkiis kula dooday inuu aado magaalada Hargeysa. “Familkeena waxuu daganaa tuulo yar oo u dhow Ceerigaabo, gobolka sanaag. Aniga waxaan rabay inaan Hargeysa u wareego” ayuu yiri kol dhow

Maansada Soomaalida iyo waqtiga casriga

“Mar walba oo aan murano ardayda iskuulka ama aan kaftanno, ma aysan waayi jirin fursad ay Soomaaliya wax qaldan uga sheegaan,” ayey tiri Gabyaa Zahra Cabdihagi iyadoo ka waramaysa xaaladahii xumaa ee yaraanteedii kula soo kulantay dallka Canada. “Mar walba waxay Soomaaliya ku sheegi jireen burcad-badeed iyo faqri, ceeb ayaana dareemi jiray. Markaas ayaan billaabay

Hal luuqad & Adduun wada Gabay ah

Qurbajoogta Soomaalida waxay dhaqankooda ku nooleeyeen Gabayga, kaasoo ay adeegsadaan meel waba ay joogaan. Iyadoo ay wado doonista lahaanshaha iyo inay dib ugu xirmaan asalkooda ayaa waxaa soo kacay Abwaanno da’a yar oo qurbajoog ah, kuwaasoo gacanta ku haya suugaanta ay faraca u leeyhiin. Maansayahnnadaan da’da yar waxay badanaa Maansadooda ku qoraan luuqada Ingiriiska iyo