La kulan Abwaankii ku guuleystay abaal-marinta tartanka Hoyga Maansada ee 2021

Mursal ilaa yaraantiisii wuxuu jeclaa suugaanta si uu u noqdo qof argti dheer oo dadka kalena ku dhiiri galiya Mursal Daahir markuu yaraa wuu jeclaa gabayada, muusiga iyo suugaanta. Wuxuu in badan dhegaysan jiray abwaannada iyo odayaasha la ixtiraamo. Si ka duwan carruurta kale ee da’diisa ah, waxa uu caado ka dhigtay in uu la

Abwaanad gabayada u adeegsaneysa xoojinta iyo dhiiragelinta is-bedelka

Raxma Xuseen Huriye waxa ay jeclaatay gabayada iyadoo yar, marka ay heeseyso iyada keligeed ayay heesi jirtay oo way ka xishoon jirtay inay maansadeeda la wadaagto dadka kale marka laga reebo qoyskeeda. “Waxaan ka dhashay qoys abwaanno ah, waxaana ku soo koray miyiga,” ayuu tiri Raxma oo 26-jir ah oo horey ugu guuleystay tartan gabay.

Tartanka Gabayada Sanadlaha ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho

Abaalmarintu waxay ka kooban tahay saddex qeybood oo kala ah; Gabyaaga ugu wanaagsan Sannadka, Gabadha ugu gabay wanaagsan Gabdhaha gabya (oo ay taageereyso hay’adda UNDP) iyo Abwaanka Da’da yar ee Sannadka. Tartanka waxaa Garsoorayaal ka noqonaya Abwaano magac & maamuus ku leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda. 21 Sebteembar 2021 ­­­­­­­­­­­­­­­­­–– Tartanka Gabayada Soomaalidu maanta ayuu si