Hambaliyo Hoyga Maansada

Hadey muddo habsaantoo
Hugunka maanso la waayey
Iga hooya maanta
Halyeeya ukacoo
Hirgaliyey hoyga maansado
Yiri hal-doorkii
Hal abuurka hodanka ku ahaa
Muujiya hanaankiyo
Qiimaha afka hooyo.

Xilkay hagoogan yihiin iyo
Himilada hankooda
Hambalyaa u mariyoo
Ducaan u hurayee
Hiigsigoodoo rumooba iyo
Hawraarteydu waa
Hadafkiina gaara'oo
U hiiliya afka hooyo
Isagaa ma huraano
Huwan murtiyoo idilee.

Hadey muddo habsaantoo Hugunka maanso la waayey Iga hooya maanta Halyeeya ukacoo Hirgaliyey hoyga maansado Yiri hal-doorkii Hal abuurka hodanka ku ahaa Muujiya hanaankiyo Qiimaha afka hooyo. Xilkay hagoogan yihiin iyo Himilada hankooda Hambalyaa u mariyoo Ducaan u hurayee Hiigsigoodoo rumooba iyo Hawraarteydu waa Hadafkiina gaara'oo U hiiliya afka hooyo Isagaa ma huraano Huwan murtiyoo idilee.

Raadi