Asha Mohamud Yusuf

Taariikhda

Caasha Maxamud Yusuf oo loo yaqaanno Caasha Luul waxay ka mid tahay haweenka Abwaanada Soomaalida ugu saameynta badan. Gabayadeeda caalamka ayaa laga aqoonsaday, sanadkii 2018-ka buug ay ka qortay Tahriibka ayaa Jaraa’idka Sunday Times u aqoonsaday inuu yahay buuga gabayga sanadka 2018.

Caasha Luul waxay Soomaaliya ka soo tagtay billowgii dagaalkii sokeeye sanadkii 1990-kii. Waxayna ilaa waaagaas ku nooleed caasimada London ee dalka Ingiriiska. Iyadoo isticmaaleysa qaabkii hore iyo qaab cusub ayey gabaygeeda waxay uga hadashaa mowduucyo badan sida colaadda, haweenka, nabadda, qurbaha iyo tahriibka. Arrimahaas oo dhamaan soo jiita dadka da’da yar iyo kuwa waaweyn, dal iyo dibad meesha ay joogaan.

Waxqabadkeeda waxay ku soo bandhigtaa talefashinada iyo barteeda gaarka ah ee Youtube-ka iyo baraha bulshada.

Asha Mohamud Yusuf known as “Asha Luul” is a leading Somali poet, whose work has gained international recognition. In 2018, her book, Tahriib, The Sea Migrations, was named Poetry Book of the Year 2018 by the Sunday Times.

Asha Luul left Somalia during the onset of the civil war in 1990 and has since been living in the UK. Using a mix of both classical and contemporary poetry, she addresses a wide range of topics, including conflict, women, peace, the diaspora and migration, which resonate with both the older and younger generations at home and abroad.

In addition to appearing on and hosting TV shows, Asha Luul engages her audience through her own Youtube channel and social media sites.

Raadi