Aduunyada Nin Dhoofiyo

Adduunyada nin dhoofiyo
Ninkii deggan dhulkii hooyo
Nin dhargiyoo
Nin dhoowr qaday
Aan dheef hayn
Dheddigiyoo laboodbaa
Hawlii kama dhamaatee
Qof welibaa wixiii dhibay
Dhafoorkeey kutaallaa
Anna dhaawacaygii
Jacayl dhidibta aastaa
La dhaleeliyaaye
Jacaylkeedu dhuuxiyo
Lafaha wuu u dhaadhacayee
Dhulkoo doog
Dhiriyoo ubax
Dhammaan ekeeyeen
Dhawristeeda oo qura
Ayaan dhoowr uqadayaa
Weli dhaban mid kula midaa
Kuma dhalanin adduunkee
Anna dhaawacaygii
Jacayl dhidibta aastaan
La dhaleeliyaaye
Anba kuguma dhaafeen
Haddeey taadu dheelidoye
Maxaa dhacay dhankaageey ujiiftaa
Dhaliiishuyeee
Ma dhiiradoo nimaan garab
Wax lagula dhisayneee
Nafta dhool hillaaciyo
Dhibicbaa u muuqdee
Anna dhaawacaygii
Jacayl dhidibta aastaan
La dhaleeliyaaye

Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii deggan dhulkii hooyo Nin dhargiyoo Nin dhoowr qaday Aan dheef hayn Dheddigiyoo laboodbaa Hawlii kama dhamaatee Qof welibaa wixiii dhibay Dhafoorkeey kutaallaa Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibta aastaa La dhaleeliyaaye Jacaylkeedu dhuuxiyo Lafaha wuu u dhaadhacayee Dhulkoo doog Dhiriyoo ubax Dhammaan ekeeyeen Dhawristeeda oo qura Ayaan dhoowr uqadayaa Weli dhaban mid kula midaa Kuma dhalanin adduunkee Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibta aastaan La dhaleeliyaaye Anba kuguma dhaafeen Haddeey taadu dheelidoye Maxaa dhacay dhankaageey ujiiftaa Dhaliiishuyeee Ma dhiiradoo nimaan garab Wax lagula dhisayneee Nafta dhool hillaaciyo Dhibicbaa u muuqdee Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibta aastaan La dhaleeliyaaye

Raadi