Hal luuqad & Adduun wada Gabay ah

Qurbajoogta Soomaalida waxay dhaqankooda ku nooleeyeen Gabayga, kaasoo ay adeegsadaan meel waba ay joogaan. Iyadoo ay wado doonista lahaanshaha iyo inay dib ugu xirmaan asalkooda ayaa waxaa soo kacay Abwaanno da’a yar oo qurbajoog ah, kuwaasoo gacanta ku haya suugaanta ay faraca u leeyhiin. Maansayahnnadaan da’da yar waxay badanaa Maansadooda ku qoraan luuqada Ingiriiska iyo