Maxamud Xaaji Maxamed (Tarash)

Taariikhda

waa Muusigiiste ahna Abwaan heesaha qora, waxuu badanaa ku heesaa lahjadda Maayga. Waxaa aad looga yaqaannaa Gobollada Baay iyo Bakool. Waxuu ka mid yahay Hobollada Waaberi. Tarash waxuu ku dhashay tuulo u dhow Buurhakaba sanadii 1956-dii, waxuuna fanka ku soo biiray billowgii sanadkii 1970-ka.

Share on facebook
Share on twitter
Share on print
Share on email

Raadi