Fadumo Yusuf

Taariikhda

Fadumo Yusuf oo loo yaqaanno naaneysta “Derbi”, waxay ku dhalatay Bariga Afrika. Iyadoo da’a yar ayey waalidkeeda usoo guuureen dalka mareykanka. Fadumo waxay qortay Buug ciwaankiisu yahay, Ayan, of the Lucky”. Shahaadadeeda koowaad “Bachelor of Science in Mechanical Engineering” waxay ka qaadatay Jaamacadda St Thomas. Shahaadadeeda labaad “Master of Science in Mechanical Engineering” waxay ka qaadatay Jaamacadda Minnesota.

Fadumo Yusuf better known by her nickname, Derbi, was born in East Africa to Somali parents. She immigrated to Minneapolis, Minnesota with her family when she was a teenager. Fadumo is the author of the novel, Ayan, of the Lucky. She obtained Bachelor of Science in Mechanical Engineering from University of St. Thomas and Master of Science in Mechanical Engineering from University of Minnesota. Fadumo works in the medical device industry where she works on developing new medical technologies.

Share on facebook
Share on twitter
Share on print
Share on email

Raadi