Abwaan Cabdulqadir Cbdi Yusuf (Shube)

Taariikhda

waxuu ku dhashay Gobolka Nugaal sanadkii 1953-dii. Waa Gabyaa iyo qoraa heesaha. Waxuu qoray Gabayo badan oo ka hadlaya nabadda, Gabayadiisa qaarkood waxaa lagu tarjumay luuqadda Ingriiska. Abwaan Shube waxuu hadda Agaasime ka yahay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya.

Share on facebook
Share on twitter
Share on print
Share on email

Raadi