Soomaalidu waa isku beel

Soomaalidu waysku beel Afkay Isla wada barteen
Bah iyo jees kaliya Geeskaa bari bay dagaan
Bakhyliin laguma oga Boqoro waa laga helaa Haween biliclay dhalaan
Kartidda boqol wiil ka roon
Bartuu asalkoodu yahy Ayaa miyi loo baxshoo Waxay beeraan hidaha

Bulshadu dhaqankeeda bay Dunida uga soo baxdaa
Waxaan nahy beeralay Bunkiyo qaxwahaan cabnaa
Hadaanu u baahanana Burcadka waan ku dhaashanaa

Geesiyo birlabaa ku jirah
Culimo diin baahisiyo Bad baaday leeyihiin
Hadaan baal kale u dhigo
Soomaalidu waysku bee
Beer iyo waa beer is dhalay
Bah iyo waa baho wadaag
Haday boqol mar isdilaan
Dad kala baxa maahan oo,
Dhiigay kayihiin bah qudha

Rabaa bal balaadhiyoo Dunida kaga dhigay badaa
Basharka eebuhu khalqay
Bidhaan ugu wacan yihiin
Balaayo haday dhacdoo
Abaaruhu soo baxaan Kuwaan kala baydhinee
Waxaa weeyaan bir madda

Siyaasiga boodhkalee Dantiisa usoo baxsaday
Si,uu been ugu akhriyo Bulshada soomaaliyeed
Intuu buur kala dhex dhiga
Ayaa bilyan jeer ka,badan
Hadana waysu baahan yiin

Sir baan ku yar baaqayaayoo
Nasiib baad beegsateene
Bar baar yahy quruxda badan
Bu,diyo maqalkiina fura

Waxaa dalka beeran kara
Dhulkooda bad baadin kara
Baxnaano abuuri kara Buugiyo qalinkiyo cilmiga
Badhaadhe ku gaadhi kara
Bulshooy waa dhalin yaree
Inagu May's biirsanaa

Anaad ii baahan tahy
Adaan kuu baahanahy
Wax baynu u baahanahy Dan-baynu u baahanahy
Inagu waysu baahanahy

Ka,baal baal iyo ka,baal
Waxaan u banaan baxnaa
Buluugloow calanka yagu
Inuu mar bad baadiyee Quluubta basaasku dilay
Boogtiyo nabarkuna kuyaal
Bukaankana wali ku nool
Adaa ka,bogsiin karee
Raboow midnimada ku beer

Soomaalidu waysku beel Afkay Isla wada barteen Bah iyo jees kaliya Geeskaa bari bay dagaan Bakhyliin laguma oga Boqoro waa laga helaa Haween biliclay dhalaan Kartidda boqol wiil ka roon Bartuu asalkoodu yahy Ayaa miyi loo baxshoo Waxay beeraan hidaha Bulshadu dhaqankeeda bay Dunida uga soo baxdaa Waxaan nahy beeralay Bunkiyo qaxwahaan cabnaa Hadaanu u baahanana Burcadka waan ku dhaashanaa Geesiyo birlabaa ku jirah Culimo diin baahisiyo Bad baaday leeyihiin Hadaan baal kale u dhigo Soomaalidu waysku bee Beer iyo waa beer is dhalay Bah iyo waa baho wadaag Haday boqol mar isdilaan Dad kala baxa maahan oo, Dhiigay kayihiin bah qudha Rabaa bal balaadhiyoo Dunida kaga dhigay badaa Basharka eebuhu khalqay Bidhaan ugu wacan yihiin Balaayo haday dhacdoo Abaaruhu soo baxaan Kuwaan kala baydhinee Waxaa weeyaan bir madda Siyaasiga boodhkalee Dantiisa usoo baxsaday Si,uu been ugu akhriyo Bulshada soomaaliyeed Intuu buur kala dhex dhiga Ayaa bilyan jeer ka,badan Hadana waysu baahan yiin Sir baan ku yar baaqayaayoo Nasiib baad beegsateene Bar baar yahy quruxda badan Bu,diyo maqalkiina fura Waxaa dalka beeran kara Dhulkooda bad baadin kara Baxnaano abuuri kara Buugiyo qalinkiyo cilmiga Badhaadhe ku gaadhi kara Bulshooy waa dhalin yaree Inagu May's biirsanaa Anaad ii baahan tahy Adaan kuu baahanahy Wax baynu u baahanahy Dan-baynu u baahanahy Inagu waysu baahanahy Ka,baal baal iyo ka,baal Waxaan u banaan baxnaa Buluugloow calanka yagu Inuu mar bad baadiyee Quluubta basaasku dilay Boogtiyo nabarkuna kuyaal Bukaankana wali ku nool Adaa ka,bogsiin karee Raboow midnimada ku beer
Soomaalidu waysku beel Afkay Isla wada barteen Bah iyo jees kaliya Geeskaa bari bay dagaan Bakhyliin laguma oga Boqoro waa laga helaa Haween biliclay dhalaan Kartidda boqol wiil ka roon Bartuu asalkoodu yahy Ayaa miyi loo baxshoo Waxay beeraan hidaha

Raadi