Islaamnimo

Madi Carata maqasheeda koris minaw-san baa dhaanta
Mataan lidiqa laas miilo leh yaa mitimis dhaama
Marwo Camal xun maangaab ninkeed maqasha baa dhaanta
Xididkaan murwaad lagu ogeyn malihi baa dhaanta
muslinnimo nimaan kuula socon muuminnimo khaas ah
Gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaanta

Madi Carata maqasheeda koris minaw-san baa dhaanta Mataan lidiqa laas miilo leh yaa mitimis dhaama Marwo Camal xun maangaab ninkeed maqasha baa dhaanta Xididkaan murwaad lagu ogeyn malihi baa dhaanta muslinnimo nimaan kuula socon muuminnimo khaas ah Gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaanta

Raadi