Geela

Geel ninkaan dhibaatiyo u gelin dhac iyo boob toona
Oon dhaan wareego leh u rarin webiga dhuuxiisa
Aan suu dhabbaha ugu taagnaa dhuuban sabarkiisu
Oon rareyga dhoomaha u sida boqonta dhiidhiibin
Oon hilibka dheecaan ku cunin dhamac intuu saaro
Oon wuxuu shul maaxaba jufeyn dhuuba xeradeeda
Oon sida dhireed ugu tuman dhaawac iyo meydka
Oon goobta kaga soo dhugsiin dhaanto iyo siidhi
Oon aan saami dheeraad ku jiro gacanta loo dhiibin
Hadduu yidhi dhanaan iyo qabow igu dharaar siiya
Anigaa dheg weyn ehe i geli dhiiqo iyo ceebe

Geel ninkaan dhibaatiyo u gelin dhac iyo boob toona Oon dhaan wareego leh u rarin webiga dhuuxiisa Aan suu dhabbaha ugu taagnaa dhuuban sabarkiisu Oon rareyga dhoomaha u sida boqonta dhiidhiibin Oon hilibka dheecaan ku cunin dhamac intuu saaro Oon wuxuu shul maaxaba jufeyn dhuuba xeradeeda Oon sida dhireed ugu tuman dhaawac iyo meydka Oon goobta kaga soo dhugsiin dhaanto iyo siidhi Oon aan saami dheeraad ku jiro gacanta loo dhiibin Hadduu yidhi dhanaan iyo qabow igu dharaar siiya Anigaa dheg weyn ehe i geli dhiiqo iyo ceebe

Raadi