Ismahan Araweelo

Biography

Ismahaan’s Abdikafi’s contagious smile shines in stark contrast to the power and fear associated with her nickname, Araweello, the formidable Somali folklore queen who hanged men to implement her tough gender policy in the 15th century.

Ismahaan Araweello is one of the most popular young female poets in Somalia and a rising star on Somali social media, with close to 70,000 followers on Facebook. She is known for her provocative poems covering social subjects. Her recent poem about love and wealth has attracted more than 2.5 million views.

She was born in a small village near Wardheer town in the Somali region of Ethiopia and later moved to Kismayo in southern Somalia. She currently studies and lives in Mogadishu.

All poems by Ismahan Araweelo

Soomaalidu waa isku beel

Soomaalidu waysku beel Afkay Isla wada barteen
Bah iyo jees kaliya Geeskaa bari bay dagaan
Bakhyliin laguma oga Boqoro waa laga helaa Haween biliclay dhalaan
Kartidda boqol wiil ka roon
Bartuu asalkoodu yahy Ayaa miyi loo baxshoo Waxay beeraan hidaha

Bulshadu dhaqankeeda bay Dunida uga soo baxdaa
Waxaan nahy beeralay Bunkiyo qaxwahaan cabnaa
Hadaanu u baahanana Burcadka waan ku dhaashanaa

Geesiyo birlabaa ku jirah
Culimo diin baahisiyo Bad baaday leeyihiin
Hadaan baal kale u dhigo
Soomaalidu waysku bee
Beer iyo waa beer is dhalay
Bah iyo waa baho wadaag
Haday boqol mar isdilaan
Dad kala baxa maahan oo,
Dhiigay kayihiin bah qudha

Rabaa bal balaadhiyoo Dunida kaga dhigay badaa
Basharka eebuhu khalqay
Bidhaan ugu wacan yihiin
Balaayo haday dhacdoo
Abaaruhu soo baxaan Kuwaan kala baydhinee
Waxaa weeyaan bir madda

Siyaasiga boodhkalee Dantiisa usoo baxsaday
Si,uu been ugu akhriyo Bulshada soomaaliyeed
Intuu buur kala dhex dhiga
Ayaa bilyan jeer ka,badan
Hadana waysu baahan yiin

Sir baan ku yar baaqayaayoo
Nasiib baad beegsateene
Bar baar yahy quruxda badan
Bu,diyo maqalkiina fura

Waxaa dalka beeran kara
Dhulkooda bad baadin kara
Baxnaano abuuri kara Buugiyo qalinkiyo cilmiga
Badhaadhe ku gaadhi kara
Bulshooy waa dhalin yaree
Inagu May's biirsanaa

Anaad ii baahan tahy
Adaan kuu baahanahy
Wax baynu u baahanahy Dan-baynu u baahanahy
Inagu waysu baahanahy

Ka,baal baal iyo ka,baal
Waxaan u banaan baxnaa
Buluugloow calanka yagu
Inuu mar bad baadiyee Quluubta basaasku dilay
Boogtiyo nabarkuna kuyaal
Bukaankana wali ku nool
Adaa ka,bogsiin karee
Raboow midnimada ku beer

Ismahan Araweelo in media

Search