Waygu Dheeldheelayaan

Nimanyahow dharaar iyo habeen waan dhadhabayaaye
Dhulkuun baan xarriiqaa siday dhiillo ii timide
Sida qaalin dhugatoobayoo geelii wada dhaafay
Dhallinyaro ma raacee kalaan dhaxanta meeraaye
Dhaqtarkaa la geeyaa ninkii dhaawac wayn qaba’e
Iyana waygu dheeldheelayaan dhamacda Daa’uude!

Nimanyahow dharaar iyo habeen waan dhadhabayaaye Dhulkuun baan xarriiqaa siday dhiillo ii timide Sida qaalin dhugatoobayoo geelii wada dhaafay Dhallinyaro ma raacee kalaan dhaxanta meeraaye Dhaqtarkaa la geeyaa ninkii dhaawac wayn qaba’e Iyana waygu dheeldheelayaan dhamacda Daa’uude!

Search