Af Qalaad Aqoontu Miyaa

Abaar iyo awdal baan ku jirnaa
Anbanoo omos iyo oomanaan ku egnee
Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hoow
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Af Qalaad aqoonta miyaa?
Maya Maya
Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa?
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?
Maya Maya
Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?
Maya Maya
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Aduunyada waan ka oowdanahee
Aan ogaano halkeey ku aadan tahee
Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow
Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy?
Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow
Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy
Af Qalaad aqoonta miyaa ?
Maya Maya
Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee.
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?
Maya Maya
Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?
Maya Maya
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Asaageen horumaraan arkayaa
Ileeys cadoo iftiimanayee
Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hooy
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Af Qalaad aqoonta miyaa?
Maya Maya
Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?
Maya Maya
Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?
Maya Maya
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Ogali oo waxbarashada waa ??
Af shisheeya ayaa adoon anahayee
Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow
Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy
Af Qalaad aqoonta miyaa ?
Maya Maya
Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee.
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?
Maya Maya
Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?
Maya Maya
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Itaalkii baa la’is amaahinayaa
Iskeena ma uwada adgeenayeee ?
Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hoow
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee
Af Qalaad aqoonta miyaa?
Maya Maya
Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa?
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee
Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?
Maya Maya
Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?
Maya Maya
Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Abaar iyo awdal baan ku jirnaa Anbanoo omos iyo oomanaan ku egnee Amakaag iyo yaab argagax Aboowe mancaanoow hoow Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Waan adqeeysanahee ku aaway Abaayo macaaneey hooy Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Af Qalaad aqoonta miyaa? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa? Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa? Maya Maya Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa? Maya Maya Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Aduunyada waan ka oowdanahee Aan ogaano halkeey ku aadan tahee Waan isqeeysanhee ku aaway Aboowe macaanoow hoow Ii sheeg maxaa kuu daran Abaayo macaaneey hooy? Waan isqeeysanhee ku aaway Aboowe macaanoow hoow Ii sheeg maxaa kuu daran Abaayo macaaneey hooy Af Qalaad aqoonta miyaa ? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa ? Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee. Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa? Maya Maya Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa? Maya Maya Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Asaageen horumaraan arkayaa Ileeys cadoo iftiimanayee Amakaag iyo yaab argagax Aboowe mancaanoow hooy Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Waan adqeeysanahee ku aaway Abaayo macaaneey hooy Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Af Qalaad aqoonta miyaa? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa ? Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa? Maya Maya Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa? Maya Maya Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Ogali oo waxbarashada waa ?? Af shisheeya ayaa adoon anahayee Waan isqeeysanhee ku aaway Aboowe macaanoow hoow Ii sheeg maxaa kuu daran Abaayo macaaneey hooy Af Qalaad aqoonta miyaa ? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa ? Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee. Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa? Maya Maya Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa? Maya Maya Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Itaalkii baa la’is amaahinayaa Iskeena ma uwada adgeenayeee ? Amakaag iyo yaab argagax Aboowe mancaanoow hoow Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Waan adqeeysanahee ku aaway Abaayo macaaneey hooy Ii sheeg maxaa ku daran Aboowe macaanoow hee Af Qalaad aqoonta miyaa? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa? Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa? Maya Maya Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa? Maya Maya Maya Maya Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Search